Biyo la,aan soo wajahday bulshada ku nool degmada Farlibaax.

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaalad biyo la,aan oo sameeyn ku yeelatay nolasha dadka iyo duunyada ayaa ka jirto Degmada Farlibaax oo afartan iyo shan kilo mitir u jirto magalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here