Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowlad federaalka somaliya ayaa wado daadalo lugu dhameystiraayo dastuurka somaliya si loo helo dastuur dhameystiran oo uu leyahay dalka.
Wasiirka wasarad cadaalad iyo arimah dastuurka xukumad federaalka somaliya mude xasan macalin ayaa shegay in heer gabo gabo ah maraayo dhameystirka dastuur islamarkan dadaalo badan u bixinaay sidii dalka u heli cadalada loo dhan yahay.
Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.