Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada muqdisho ee caasimada dalka ka daah-furay Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025-2029).
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow