Dhalinyarada Baladweyne oo noloshooda ka maareeya wadista mooto Bajaajta

0
35

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradaan oo kunool magaalada Baladweyne islamarkaan kaxeeyo gaadiidka yaryar ee looyaqaano mooto bajaajka ayaa furstado shaqo oo cusub ka helay dadka aadka u istacmaalayo inta lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan gaadiidkooda.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here