Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Nabada oo ah furaha nolosha ayaa ah mid uu qof kasta u baahan yahay in uu helo nabad iyo xasilooni, Degmada Dhoobley ee ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa haatan ka jirta nabad iyo xasilooni taas oo ku timid iskaashiga iyo wada shaqeynta bulshada iyo Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen