Biyo dhaamin loo sameeyay Barakacayaasha ku nool Degmada Oog

0
41

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Wasaaradda Dib u Dejinta ee Somaliland ayaa gurmad biyo dhaamin ah ka fulisay Degmada Oog, iyagoo halkaas gaarsiiyay booyad biyo ah si wax looga qabto baahida biyaha ee ka jirta deegaankaas.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here