Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Dadka danyarta Ah Ee Kunool Xerooyinka Barakac Ee ku Yaala Magaalada Jowhar ayaa sanadkaan Waxa aay Siweyn Kaga cawanayaan In aynan helin Deeqaqii Gargaarka Ee Kaga iman jiray Dowlaha Jaarka & Hayadaha Ka Howl Gala Jowhar.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow
Audio Player