Duufaan culus oo ku dhufatay Mareykanka

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhintay Mareykanka – waxaana ka mid ah 12 ku dhimatay Missouri keliya – kadib markii duufaan culus ay ku dhufatay gobollada koofur-bari, iyadoo gawaarida iyo guryahaba saameysay.

Gobolka Kansas, ugu yaraan siddeed qof ayaa geeriyooday kadib markii in ka badan 55 gaari ay shil galeen sababo la xiriira duufaanta busta wadata.

In ka badan 250,000 guri ayaa koronto la’aan ku ah ilaa toddoba gobol – oo ay ku jiraan Michigan, Missouri iyo Illinois.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here