WARARKA Dhalinyarada ku shaqeysata Jarista Timaha oo loogu Baaqay ilaalinta Naadaafadda deegaanka. By admin - March 16, 2025 0 16 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Goobaha Timajarayasha Waa goobaha Ugu Badan Ee Bulsho Kala Duwani Aay ku Kullanto Waa Goob Uu ku Fidi Karo Cudurada La kala qaado Ee Ka Dhasha Nadaafad daradda & waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/03/MACLOW-TIMA-JARAHA-.mp3 Share this:FacebookX