Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha degmada Hodan Cali Fahle oo ka hadlay muhiimada ay leedahay in la qabto doorasho qof iyo cod ah ayaa tilmaamay in ka degmo ahaan ay u diyaar garoobeen qabashada doorashada qof iyo cod ah asigoona qeybaha kale duwan ee bulshada kaga mahadceliyay doorka ay ka qaatan horumarinta degmada iyo bilc soo celinta.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.
.