Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlada Jubbaland Marwo Faadumo Cali Cabdirakiin ayaa Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ka dhagax dhigtay dhismaha Garoon kubadeed oo loogu talagalay in Dhalinyarada ku nool Degmada Dhoobley ay ku ciyaaraan Kubada cagta oo door Muhiim ah ka qaadata is dhex-gal ka Dhalinyarada.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.