Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Muruq-maalatada ku shaqeysta farsamada gacanta ee Magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay Shaqada ay u hayaan Bulshada. waxa ayna sheegen in ay sameeyan agab kale duwan oo loo adeegsado beeraha iyo guryaha.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.