Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Taliska saldhiga booliska degmada Jowhar iyo maamulka xaafadda Hantiwadaag ayaa si wadajir ah digniino kasoo saaray dhalinyarada ciyaal weerada ah ee ku hubeysan tooreyda iyo tooshashka ee habeenkii dhibaatooyinka u geysta bulshada ku nool Jowhar.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed Cabdi.