Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta iyo Arrimaha Bani’aadannimada oo kaashanaya Hay’addaha Al- Rahma Charity iyo King Salman Foundation, ayaa 600 qoys gaadhsiiyey raashin loogu talo galay barakacayaasha ku nool Magaalooyinka Gabiley iyo Arabsiyo.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.