Arteta Oo Xaqiijiyay Wakhtiga Uu Sak Soo Laaban Doono.

0
5

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mikel Arteta ayaa ku rajo wayn in Bukayo Saka uu diyaar u noqon doono soo laabashadiisa Arsenal kadib fasaxa xulalka.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England ayaa garoomada ka maqnaa ka dib markii uu dhaawac halis ah ka soo gaaray muruqa kulankii Crystal Palace horaantii December.

Kadib qaliin uu maray waxa la filayaa in uu soo laaban doono dhamaadka Bishan.

Arsenal ayaa ciyaari doonta champions League Arbacada ka hor inta ayna la ciyaarin Chelsea laakiin ma ciyaari doonto ilaa 1 Bisha April.

Markii la weydiiyay war cusub oo ku saabsan xaalada Saka kadib bar-barihii Man United Arteta ayaa yidhi”Kadib fasaxa caalamiga h aan aragno halka uu joogo”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here