Jowhar – ( Radio Isnaay )- Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka Canshuuraha Dakhliga Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Biixi Iimaan Cige ayaa bogaadiyay xildhibaannada Golaha Shacabka ee maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Sharciga Canshuurta Dakhliga.
Waxaa SooJeedinaya:- Abdi Wahaab Caddow