Shir looga hadlayay Xoojinta Amniga oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magaalada Abdullahi Ali Watiin Ayaa shir-gudoomiyey shirkaTodobaadlaha ah ee Maamulka Degmada Baydhabo.

Kulankaan Ayaa looga Hadley Xoojinta Amaanka guud ee Magaalada inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, sidoo kale Kor u qaadida Nadaafada iyo dhisidda wadooyinka cusub ee Magaalada Baydhabo iyo dar dar gelinta Howlaha Maalinlaha ah.

Waxaa SooJeedineysa: Sahra Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here