Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isbedelka ku yimid qiimaha kaluunka lagu kala iibsado Kismaayo ayaa kaluumeysatada waxaa ay ku sheegeen isbedelka dhanka Cimilada ah iyo in ay haatan adag tahay in la soo jalaabto Kalluun badan.
Waxaa SooJeedinaya: Cabdiwali Tima Cadde.