Qoysa dan yar ah oo deeq gar gaar ah loo gu qeybiyay Degmada Qabridahar

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Maamulka degmada Qabridahar ayaa 100 qoys oo danyar ah Wax uu u qaybiyay raashin kala duwan si ay ugu afuraan bisha barakaysan ee Ramadaan deeqadan ayaa iskugu jirtay  rashiinka noocyadiisa kala duwan sida bur bariis basto iyo saliid.

Warbixintaan Waxaa SooJeedinaya: Cabdi Fitax Axmed Maclow.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here