Kulan looga hadlayay Horumarinta Caafimaadka oo lagu qabtay Jowhar.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Caafimaadka bulshada waa tiirka ugu muhiimsan ee nolosha waxaana goobaha caafimad ee sida gaarka loo leeyahay ay door weyn ka ciyaaraan kor u qaadidda adeegyada caafimaad ee Jowhar.

Waxaa SooJeedineysa: Xaliima Cali Ibrahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here