Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoysaska barakacayaasha ee ku nool kaamka najax ee magaalada Baladweyne ayaa wajahaya xaalado biyo yari iyagoo hada isticamalo biyaha wabiga shabelle oo ay ka dhalan karaan cuduro madaama dhadhankooda is badal ku yimid.
waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.