Tartan Qur’aan akhris oo laga daahfuray Jowhar.

0
6

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Machadka Al-ummuhaat oo ka mid ah dugsiyada quraan ee ku yaal Jowhar ayaa laga bilaabay tartanka quraan akhriska bisha barakeysan ee Ramadaan oo ay ku baratamayaan ardayda dhigata Machadka, iyadoo ardayda kaalmaha hore ka gala tartanka lagudoonsiin doono abaalmarino lagu dhiiri gelinayo ardaydaas.

Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here