Deeq Raashiin oo la gaarsiiyay qoysas danyar oo ku nool degmada Dolloow.

0
11

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hey’adda Oman charity ayaa Deeq raashiin Afurin ah waxa ay gaarsiiyen Bulshada kudhaqan Degmada Dollow ee Gobolka Gedo kuwaasi oo loogu talagalay in ay ku afuran inta lagu gudi jiro bisha Ramadan.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here