Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mu’asasada Kheyriga ah ee Al-irshaad ee Dacwada iyo fidinta diinta islaamka ayaa Masaajidka Sheekh Cali Nuur ee Magaalada kismaayo kusoo gaba gabeeysay Tartanka Qur’aanka Kariimka ayadoo Ababarino la gudoonsiiyay Ardaydii Kaalmaha hore ka gashay Tartanka Qur’aanka Kariimka.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.