Dugsiyadda lagu barto Qur’aanka Kariimka oo ku soo Badanaya Jowhar.

0
63

Jowhar – ( Radio Isnaay )  – Dugsiga Abuu Hureeyra waxa uu ka mid yahay dugsiyada qu’raanka kariim ee ku yaaala Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle waxaana wax ka barta arday isku jirta wiilal iyo gabdho.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here