Deeq Raashiin oo la Gaarsiiyay qoysas ku nool Muqdisho.

0
67

Jowhar – ( Radio Isnaay 0  -Hay’adda Hormuud Salaama Foundation ayaa deeq Gargaar ah oo loogu talagalay bisha Ramadaan ku wareejisay Hay’adda Soheda oo gacanta ku haysa dad Danyar ah oo aan awoodin wax ay ku afuran.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here