Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliya ayaa gargaar banii’aadannimo oo degdeg ah u dirtay deegaannada hoostaga degmada Raage Ceele, ee Gobolka Shabeellaha dhexe halkaas oo ay ku nool yihiin qoysas danyar ah oo ay saameeyay abaaraha iyo colaadda.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.