Hay’adda SoDMA oo Gar gaar Gaarsiisay degmada Masaajid Cali Gaduud

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay )  -Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macalin ayaa maanta 12-gaari oo sida shixnado mucaawino ah gaarsiiyay degmada Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe halkaas oo ay ku nool yihiin qoysas danyar ah oo ay saameeysay abaaraha iyo colaadda.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here