Ururka Naafadda Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Codsaday in Afurin loo sameeyo.

0
39
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadan ayaa naafada ku dhaqan Magalada jowhar waxa ay codsadeen in loo sameeyo afurin maadaama aysan awoodin ay shaqystaan.
Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here