Masuuliyiin ka tirasn Soomaaliland oo kormeer ku tagay dhul-daaqsimeedka Dariiqada Beerato

0
31

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Gobolka Daadmadheedh iyo qaar ka mid ah masuuliyiiinta gobolka ayaa kormeer ku tagay dhul-daaqsimeedka Dariiqada Beerato halkaas oo uu kula kulmay dadka deegaanka iyo xoolo-dhaqatada.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here