Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Suuqyada ganacsiga ee Magaalada Baydhabo ayaa muddooyinkii u dambeeyay laga dareemayay isbeddello ku saabsan dhinaca maciishadda. Isbeddelladan ayaa saameyn ku yeeshay qiimaha raashinka iyo khudaarta, taas oo saameysay nolosha dadka deegaanka.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.