Kulan ku Saabsan Nabadda iyo isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay Jowhar.

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulan looga hadlayey sidii bulshada loo gaarsiin lahaa wacyigilin ku saabsan muhiimadda ay leedahay nabad kuwada noolaanshaha iyo isdhexgalka bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here