Jaamacadda Carabta oo taageertay qorshaha Masar ee dib u dhiska Gaza

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hoggaamiyayaasha waddamada Jaamacadda Carabta ayaa isla qaatay qorshaha dib u dhiska Gaza ee ay Masar soo jeedisay kaas oo ay ku kacayso qarash gaaraya 53 bilyan oo doolarka Mareykanka ah.

Qorshaha Masar ayaa ahaa mid lagaga fogaanayo in Falastiiniyiinta laga barakiciyo dhulka go’doonsan Marinka Gaza taasoo ka hor imaaneysa qorshihii uu bishii Janaayo soo jeediyay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here