WARARKA Deeq Raashiin oo loo qaybiyay 300 qoys oo ku nool Caynaba By admin - March 4, 2025 0 3 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Ha’yadda Al-Huda ayaa raashin u qaybisay 300 qoys oo kamida dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar. waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/03/CABDICASIIS-CAYNABA.mp3 Share this:FacebookX