Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Guud ee Wasarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa qaybaha Kala duwan ee Bulshada iyo Dawladaba Ugu Baaqay inay Kor u qaadaan Adeegsiga Afka Hooyo iyo Kuhadalkiisa
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.