Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankaan ayaa u jeedkiisu ahaa sidii dhalinyarada waxbaratay ee ku nool Magaalada Jowhar ay u Heli lahaayeen xirfado kale duwan si ay ugu shaqeystaan islmarkaane ay kaga maareeyaan noloshooda iyo mid qoyskooda.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.