WARARKA Deeq Rashiin oo la gaarsiiyay Qoysas danyar ah oo ku nool Xamar Jajab. By admin - March 1, 2025 0 40 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir ayaa in ka badan 200 qoys oo danyar ah u qeybiyay raashin loogu talagalay bisha barakeysan ee Ramadaan. waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/03/CABDICASIIS-XMAR-JAJAB.mp3 Share this:FacebookX