Barnaamij lagu maal-galinayo ganacsatada yar yar oo lagu soo bandhigay Baladweyne.

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bankiga Amana ayaa bulshada Magaalada Baladweyne u soo bandhigay barnaamij lagu maal-galinayo ganacsatada yar yar si dhiirigalin loogu sameeyo horey usocodka ganacsigooda.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here