Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Todobaadka Ganacsiga Soomaaliya & Kenya ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Nairobi, iyada oo si wadajir ah ay u daahfureen Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha ee Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) iyo Wasiirka Maalgashiga, Ganacsiga & Warshadaha Kenya.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.