Ceel biyood laga hirgeliyay Degmada Biya-cadde

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha furdada dekada Muqdisho ayaa ceelbiyood ka hirgaliyey degmada Biya-cade ee gobolkan shabeellaha dhexe.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here