Barakacayaal ku nool Jowhar oo Codsaday in la Caawiyo Bisha Ramadaan.

0
72

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilli ay fooda nagu soo heyso bisha barakeysan ee Ramadaan oo la filayo inay bilato horraanta todobaadka soo socda ayaa dadka barakacaaysha ee ku nool kaamka Alla Aamin waxa ay codsadeen in la caawiyo maadaama aysan awoodin wax ay ku afuraan.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here