Xildhibaano Cusub oo lagu dhaariyay Degmada Balcad.

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabelle ayaa dhameestirtay Doorashada 17 kursi oo ka mid ah 21 ka kursi ee Golaha Deegaanka Degmada Balcad  iyadoona 17 ka Xildhibaan ee la doortay la dhaariyay.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here