WARARKA Udiyaar garoowga bisha Ramadan oo laga dareemayo Baladweyne. By admin - February 26, 2025 0 43 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Xili ay maalmo kooban inaga xigta bilashada bisha barakeysan ee ramadaan ayaa waxaa diyaar garow Xoogan laga Dareemaya Suuqyada Maacuunta iyoi Raashiinka ee Magaalada Baladweyne. waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/02/WARKA-BALADWEYNE-MAACUUNTA-BY-CUSMAAN-.mp3 Share this:FacebookX