Madaxweynaha Somaliland oo daahfuray Shirweynaha Waxbarashada Farsamada Gacanta.

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta daah-furay Shirweynaha Qaran ee Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska oo kor loogu qaadayo barashada Farsamada Gacanta iyo Xirfadaha Shaqada.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here