Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle ayaa Jowhar ku qabatay Latashi ku saabsan Horumarinta Miisaaniyada Dowladda Hoose ee ku saleeysan Nidaamka PFM ta Hirshabelle .
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.