Hey’adda SODma oo deeq Raashiin gaarsiisay qoysas Ku nool Afgooye.

0
42

Xili oo ay fooda inagu soo heyso bisha barakeysan ee ramdaan ayaa hay’Ada maareynta masiibooyinka qaran somaliyeeda ee (Sodma)ayaa waxaa deeq isugu jirta raashin iyo dhar gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku noola degaanka tawakal oo hoostaga degmad Afgooye, gobolka Shabeellaha Hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here