Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS Mudane Bashiir Maxamed Jaamac oo uu wehliyo danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa shir guddoomiyay kulan wadatashi ah oo looga hadlayay qorshaha Qaran ee ka hortagga isbeddelka cimilada.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed Cabdi.