Wasaaradda Arimaha Gudaha Hirshabeelle oo Tababar u qabatay ergada Degmada Balcad

0
36
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradad Arimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Hirshabeelle ayaa qabatay Diiwaangelinta iyo Tababaridda qaar ka mid ah ergadii dooran laheyd xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Balcad .
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here