Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Warshaddii Sonkorta Isnaay Biyaaso Jowhar waxa ay ahayd warshad soo saari jirtay sonkorta, waxa ay u dub dhexaad u ahayd kororka dhaqaalaha dalka, shaqaale badan ayaa ka howl geli jiray kuwaasi oo ku maareyn jiray noloshooda iyo tan qoyskaba.
Waxaa SooJeedinaya: Nuur Maxamed Cabdi