Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Gobolka Banaadir ayaa tababar gaar ah u furay suxufiyiinta ka howl gala hay’adaha warbaahinta ee dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay, si kor loogu qaado aqoontooda ku aaddan tebinta doorashada qof iyo codka ah ee la filayo in ay dalka ka dhacdo.
Waxaa SooJeedineysa : Xaliima Cali Ibrahim